Wasiirka Gaadiidka XFS oo beeniyay in la wareejiyay maamulka hawadda Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Janaayo 2022, waxaa uu...
Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay dagaalame ka soo goostay Al-Shabaab
Baydhabo- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qeybta 60-aad ee ku sugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay ayaa soo bandhigay Abshir Cabdiraxman Cabdi...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho oo galay maalinkii saddexaad
Waxaa maalintii 3-aad galay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Shirka oo...
Guddiga Gurmadka Abaaraha oo gargaar lacageed oo loogu tala galay dadka abaaruhu saameeyeen ...
Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed ee Dowladdu ugu talo gashay gurmadka...
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo hambalyeysay Sanad guurad Aas-aaskii wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee...
Safaaradda Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Wakaaladda Wararka Qaranka...
Ra’iisal wasaare Rooble oo hambalyeeyay 58-guurada Aas-aaskii wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Muadane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo la wadagay madaxda iyo shaqaalaha Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo manta u...
Golaha Wadatashiga Qaran oo kulan laqaatay Bulshada Rayidka ah iyo haweenka Soomaaliyeed
Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Bulshada Rayidka ah iyo...
Wasiirka Warfaafinta oo hambalyeeyay 58-guurada Aas-aaskii wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cusman Obokor Dubbe ayaa hambalyo ku Aadan Sanad guurada 58 ee ka soo wareegtay Aas-aaskii wakaaladda wararka...
Wakaaladda Wararka SONNA oo maanta u dabbaal dageysa sanad guurada 58-aad (warbixin_
Wakaaladaha wararka waa hey’ado u xilsaaran ,ururita iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadinta macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho weynta caalamka,waxayna wakaaladuhu u...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo qaabbilay wakiilka WFP ee Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya,...










