hanti-dhowrka guud oo ka digay in aan loo marin hannaan aan sharciga waafaqsaneyn hantida...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa bilaabay hubin iyo dabagal ku sabsan sida loo maareyo xiliga kala guurka hantidad hey’adaha dowladda.
Warbixin ka soo baxday...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay wefdi ka socday dalka...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay wefti...
Wasiirka Gaashaandhigga JFS oo kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u fadhiya Soomaaliya,Waxayna...
Baarlamaanka Carabta oo si adag u cambaareeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho
Bayaan kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa si adag loogu cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Bayaanka ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka Carabtu ku garab...
Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho
Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shikadda gaar loo leeyahay kana...
Tahriibayaal ku xayirnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibayaal ah oo muddo ku xirnaa dalka Liibiya.
Dhalinyaradaan oo gaaraya 97-qof ayaa waxaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga ee Dowladda Talyaaniga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga ee Dowladda Talyaaniga Mudane...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo bilaabay in ay Gobolada dalka u kala diraan...
Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan gaarsiiyey diyaaradii ugu horreysay oo...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Degmada Buurdhubo iyo maamulka Degmada oo kulan yeeshay
Kulan ay isugu yimaadeen Saraakiisha Ururka 48-Aad Guutadda 10-Aad Iyo Maamulka Degmada Buurdhuubo Ayaa Ka Dhacay Taliska Ururka 48-Aad ee Buurdhuubo, Taliyaha Ururka Cabdiraxmaan...
Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid noqday golaha Wasiirrada dalka Tanzania
Madaxweynaha Tanzania ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada,wasiirada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Tanzania ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Maxamed Baashe oo...










