Madaxweynaha dalka oo arrimaha dayn cafinta Soomaaliya kala hadlay Hey’adaha dhaqaala Adduunka
Waxa aan maanta soo gabagaboobay kulamadii Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hey’adaha dhaqaala Adduunka.
Kulankii ugu danbeeyay ee maanta oo Madaxweynaha...
Goorta ay dhacayso xil wareejinta Madaxweynaha Dalka oo la go’aamiyay
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan is-xogwaraysi ah...
Guddoonka Aqalka sare oo la kulmay Guddoonada Baarlamaanka Maamul Gobolleedyada
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehlinayeen Guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad ee Aqalka Sare ayaa xarunta Aqalka Sare kulan...
Ardayda Koonfur Galbeed oo u fariistay imtixaanka hahaadiga ah
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga sare oo ay...
Taliyaha cusub ee qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka oo maanta si rasmi ah...
Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa maanta si rasmi ah xilka Taliyaha ugula wareegey...
Guddoomiyaha Aqalka sare iyo safiirka Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed...
Saraakiisha ciidamada amniga gobolka Mudug oo baadi goobaya kooxo hubeyan oo dil geystay
Guddoomiyaha gobolka mudug mudane Axmed Bukhaari ayaa kulan ku saabsan sugidda amniga gobolka Mudug waxaa uu la qaatay Saraakiisha ciidanka ammaanka.
Kulankaan ayaa waxaa kasoo...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay caqabadaha ka jira gobolka Gedo
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay isbadalka cusub ee dalka ka hirgalay, isagoo xusay in mudo la sugayay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Abu-Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al...
Khasaare hantiyeed oo ka dhashay dabkii xalay ka kacay suuqa Banaadir
Dab geestay qasaare handiyeed ayaa xalay fiidkii ka kacay suuqa Banaadir ee magaalada Muqdisho dabka ayaa wuxuu kadhashay sida la sheegay koranto isagoona ku...










