Wararka Gudaha

TAARIIKHDA WAAXDA QORAALKA IYO WARGEYSKA DALKA SOOMAALIYA

0
Taariikhda Wargeysyada Soomaaliya  waxay ka soo billaabaneysaa xilligii Dhaqdhaqaaqyada Gobannimo doonka waxayna ka billaabantay meel eber ah. sababtoo ah ma jirin Dad Aqoon iyo Xirfad...

Safiirka J.F.S ee Masar oo Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS.

0
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku qaabbilay Danjiraha Dowladda...

Guddoomiye cusub oo loo doortay guddiga xallinta khilaafaadka

0
Maxamed Cawil Warsame ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha cusub ee guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka xubnaha Baarlamanka Soomaaliya, kadib markii uu u tanasulay Mustaf Macalin...

Axmed Madoobe iyo FEIT oo ka wada hadlay daah-furnaanta doorashada kuraasta golaha shacabka ee...

0
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxmed Islaan ayaa xalay xarunta madaxtooyada Jubbaland ku qaabbilay guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Faderaal FEIT, Muuse Geelle Yuusuf...

Jubbaland oo shaaciyey Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada lix kursi

0
Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goor dhow guddiga hergalinta doorashooyinka heer Federaal u soo gudbiyay Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee...

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay adkaynta xiriirka labada dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Xalay khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Shir guddoomiya kulan looga hadlayay Amniga Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga...

0
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa guddoomiyey shirka Amniga Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Shirkan oo ay kasoo qeybgaleen maamulka degmada iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Sacuudiga

0
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed...

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Kismaayo

0
Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal Mudane Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah...