Wararka Gudaha

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqay $2 Milyan iyo Raashin lagu Caawinayo Dadka Abaaraha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu,...

Dowladda Soomaaliya oo La Wareegtay Awoodda Garsoorka ee Maxkamadda Bulshada Bariga Afrika

0
ARUSHA(Wargeyska Dalka):- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay kaalinteeda hoggaamineed ee Gobolka, kadib markii ay heshay kursi muhiim ah oo ka tirsan laamaha Garsoorka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay Danjire El Hadji Ibraahima Diene, Ergeyga Gaarka...

Gargaar Biyo-Dhaamin ah ayaa loo sameeyay Qoysaska ay Abaartu sameysay ee ku nool Gobolka...

0
Hiiraan(Wargeyska Dalka);-Gargaar Biyo-Dhaamin ah ayaa loo sameeyay Bulshada ku dhaqan Deegaannada hoostaga Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan, kuwaas oo si weyn ay u saameysay...

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

0
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay xarunta Wasaaradda. Intii uu kormeerka ku...

Bandhigga Ganacsiga Haweenka oo Muqdisho lagu qabtay

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Khadija Mohamed Al-Makhzoumi ayaa si rasmi ah magaalada Mogadishu uga furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed, kaas...

Degmada Cabdi Casaiis oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

0
Degmada Cabdi Casiis  oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Xudur oo...

Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay Ansixinta Dastuurka Dalka

0
Isku soo bax lagu taageerayo dhammeystirka iyo ansixinta Dastuurka Dalka ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dadweyne aad u fara badan ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka madaxda ururka Bulshada Bariga Afrika

0
Arusha:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka caadiga...

Taliyaha C.X.D oo kormeeray deegaanno lagaa xoreeyay Khawaarijta

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa...