Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray Abu Dubai
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu...
Shirka billaha ee Wasaaradda Qorsheynta oo looga hadlay arimo dhowr ah
Shirka billaha ah ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda, waxaana shirka furay Wasiirka...
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka...
Argagixisada Al-Shabaab oo gubay tuulooyin hoostaga degmada Balcad
Nabad-diidka Alshabaab ayaa gubay guryo ku yaal tuulooyin hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe, halkaas oo ay ku dhaqnaayeen dad u badan beeraley iyo...
Shirweynaha cilmibaarista caafimaadka guud ee Qaranka oo ka furmay Garowe
Magaalada Garowe maanta waxaa ka furmay Shirwaynaha koowaad ee Cilmibaarista Caafimaadka Guud ee Qaranka, kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Machadka Caafimaadka Qaranka Soomaaliya(NIH).
Shirkan...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha XFS oo u amba-baxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulammo lagu xoojinayo...
Xildhibaano ku soo baxay doorashada golaha shacabka ee ka socota Baydhabo
Magaalada Baydhabo waxaa ka socota doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka, waxaana ku soo baxay doorashadaas qaar ka mid ah musharaxiinta.
Cabdirashiid Maxamed...
Ciidamada amniga oo howlgalo amniga lagu sugayo ka sameeyay xaafadaha Garbahaareey
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxay ka sameeyeen xaafado ka tirsan...
Wasiir Dubbe” Agaasime Sharma’arke hadda waa ladan yahay,”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ku booqday Hoygiisa Istanbul Agaasimaha SNTV Sharma’arke Maxamed Warsame...
Guddiga hirgelinta doorashada Puntland oo shaaciyay jadwalka doorashada 6-kursi
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddiga ayaa sheegay...










