Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Axmed Madoobe oo ku kulmay Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho ku sugan ayaa xalay hoygiisa ku booqday guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi...

Nin ka soo goostay Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Garbahaarey

0
Taliska ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee gobolka Gedo ayaa magaalada Garbahaarey ku soo bandhigay Cabdicasiis Maxamuud Diiriye oo 12-kii sano ee lasoo dhaafay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qado sharaf u sameeyey Xildhibaan Yuusuf Xasan iyo Ganacsatada Suuqa...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyay xildhibaan Yuusuf Xasan oo...

ERGEYGA GAARKA AH EE BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY MAAMULKA ...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qadka fogaan aragga ah kaga  qeybgalay kulan ay...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo maanta booqday Magaalada Wisil

0
Guddoomiyaha Gobolka mudug Axmed Xuseen shire (Bukhaari)  iyo xubno kale oo la socday ayaa ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Wasil iyo Saldhigga Ciidamada...

Ruushka oo xukun dil ah ku riday 3 ajanabi oo lagu qabtay dagaalka ka...

0
Maxkamad ku taal bariga Ukraine oo ay maamulaan Ruushka ayaa dil dil toogasho ah ku xukuntay nin u dhashay dalka Marooko iyo laba British...

Maamulka Galmudug oo Dhagax dhigay Mashruuca Beerta tijaabada Iyo Tababarka beeraleyda

0
Wasiirka wasaradda beeraha dhirta iyo daaqa ee Galmudug Axmed nuur cisman xaaji,xil dhibaan Cabdullahi cumar geseey, xildhibaan Cabdi Takiye,Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Cisman Macalin, Gudoomiyaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay Madaxdii ka qeyb gashay Caleema saarka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo guud iyo kuwa gaar gaar ahba la qaatay Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Kenya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo Qodobbo muhiim ah uga hadlay Khudbaddii Caleema saarkiisa

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada aas...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo Caleemo-saaray Madaxweynaha 10-aad ee JFS.

0
Waxaa goor dhow soo gaba gaboowday xafladii caleemasaarka madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya oo maanta oo khamiis ah ka dhacday teendhada afisiyooni ee magaalada Muqdisho. Caleemasaarka...