Ra’iisulwasaare Rooble oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jabuuti
Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho.
Mudane Ismaaciil Cumar Geelle...
Uhuru Kenyatta oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Kenya mudane, Uhuru Muigai Kenyatta ayaa haatan kazoo degey garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, halkaasi oo si weyn...
Ra’iisul wasaare Rooble oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mudane, Mustafa Madbuuli oo ka mid ah madaxda caalamka ee...
Shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey’adaha Isku-dhafka ah ee (FIGE)...
Shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey’adaha Isku-dhafka ah ee (FIGE) ayaa galay maalintiisa saddexaad ee ugu dambeysay. Waxaa madasha hadal-jeedin...
R/wasaare Rooble oo dalka ku soo dhoweeyey Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin Nahyaan oo soo gaaray...
Munaasabadda Xafladda Caleemo-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo goor dhow ka furmaysa Muqdisho
Munaasibadda caleemo saarka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si Rasmi ah uga dhacaysa magaalada Muqdisho ee caasimada...
Diyaargarowgii ugu dambeeyay ee Caleemo saarka madaxweyne Xasan Sheekh oo ka socda Muqdisho
Waxaa Magaalada Muqdisho ka soconaya diyaar garowgii ugu dambeeyay ee munaasibadda caleemo saarka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Ciidanka xoogga dalka oo burburiyay fariisimo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
Ciidanka Dana bee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa bur-buriyay fariisimo ay Argagixisada Al-Shabaab ka joogeen Gobolka Shabeellada hoose.
Guutada 16-aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ayaa...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAGACAABAY LA-TALIYEYAAL CUSUB
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.
1. Dr....
Ergeyga gaarka ah gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay safiirka Sweden ee Soomaaliya
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Ambassador...










