Ergayga gaarka ah ee madaxweynaa JFS ee arrimaha gurmadka abaaraha oo ka qeyb galay...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb galay shirka Golaha Wadatashiga Qaran...
Shir ku saabsan Amniga oo Garowe lagu qabtay
Guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa guddoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amni ee gobolkaas, kaasi oo lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Shirkan oo diiradda...
Shirka wadatashiga Qaranka oo maalintii labaad galay
Waxaa maalintii labaad kasocda magaalada Muqdisho shirka wadatashiga Qaranka oo uu shir-guddoominayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.
Shirkan ayaa ku qotoma siyaasadda...
Horjoogihii Al-Shabaab ee farsameynta Miinada oo gacanta lagu dhigay
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 4-aad Guutada 16-aad, oo hawlgal qorshaysan ka sameeyey degaanka Baleey oo qiyaastii 6-km...
Hanti dhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed
Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA).
Hantidhawraha Guud ayaa kala hadlay xubnahan...
Ergayga gaarka ah ee Madaxeynaha JFS u qaabilsan arimaha Bini’aadamnimada oo kulan la yeeshay...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobolleedyada...
Madaxweyne Xasan Sheeikh oo guddoomiyeyay shirka golaha wadatashiga Qaran
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayna ka qayb galayaan Ra’iisul wasaaraha dalka, madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Uganda
Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa xalay magaalada Muqdisho kula kulmay dhiggiisa dalka Ugansda H.E Hon Vincent B. Ssempijja, taliyaha...
Puntland oo gacanta ku dhigtay ajaanib muqalasiin ah
Taliska Booliska Maamulka Puntland si gaar ah kuwa Gobolka Bari ayaa faah-faahin ka bixiyey rag ajaaniib ah oo ah kuwa Dadka tahriibiya oo ciidamada...
Guddoomiye Cali Jeyte oo codsi ka dhan ah argagixisada u diray madaxweynaha JFS
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Guutada 5-aad qeybta 27-ayaa maalintii labaad howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-shabaab ka wada wadada dheer ee xiriirisa...










