Wararka Gudaha

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay Wafdi ka socday Hey`adda Caafimaadka Adduunka (WHO)

0
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Xumudda Soomaaliya Dr. Abdirahman Beileh ayaa maanta xaunta Wasaradda Maaliyadda ku qaabilay Wafdi balaaran oo ka socday Hey`adda Caafimaadka Adduunka (WHO) Wasiirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababar u furay qaar kamid wariyayaasha ka howlgalo Warbaahinta dowladda

0
Wasiirka wasaaradda warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa manta tababar ku saabsan wax soo saarka warbaahinta Bulshada u furay qaar ka mid wariyayaasha ka...

Ciidamada xoogga Dalka oo howlgal ku dilay Xubna katirsan argagixisada Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan ka sameeyay degaanka Qabdho oo hoostaga degmada matabaan ee gobolka hiiraan halkaas oo ay khasaare xoogan ku...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daahfuray qaadista Imtixaanaadka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista Imtixaanaadka shahaadiga ah ee...

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo daah-furay shirka wada-hadalka dawladda iyo ganacsiga gaarka ah ee Soomaaliya

0
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta furay shirka wada-hadalka dawladda iyo ganacsiga gaarka ah ee Soomaaliya oo...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Abaaraha oo kulan la qaatay...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa caawa kulan la qaatay dhallinyaro u dhaqdhaqaaqda...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Talyaaniga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Luigi Di...

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo daah-furay shirka wada-hadalka dawladda iyo ganacsiga gaarka ah ee Soomaaliya

0
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta furay shirka wada-hadalka dawladda iyo ganacsiga gaarka ah ee Soomaaliya oo...

Tababar Khariidadayn loogu sameyn lahaa dadka barakacayaasha oo Muqdisho lagu qabtay

0
Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Horumarinta Dhaqaalaha XFS oo kaashanaya, Wasaaradda Gargaarka,Maareynta iyo Masiibooyinka iyo Urur gobaleedka IGAD ayaa maantay...

Kullankii labada Aqal ee BFS oo maanta qabsoomay.

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda...