Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo guddoomiyay shirka isku xirka u qeybsanayaasha Safaaradaha
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa guddoomiyay shirka isku xirka u qeybsanayaasha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee...
Guddiga maamulka Doorashada Koofur Galbeed oo shaaciyey 13 kursi oo kamid ah kuraasta Taala...
Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koofur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay 13 kursi oo kamid ah kuraasta Taala magaaladda Baraawe ee xarunta maamulkaasi.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaaliya
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum.
Kulanka...
Shir Sannadeedka Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu soo Gabogabeeyey.
Waxaa magaaladda Muqdisho lagu soo gabogabeeyey Shir Sannadeedka Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed ee sannadkan 2022, Waxaana kalmadda xeritaanka kusoo gabagabeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Saxiixay Seddex Sharciga
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Sharciga Biyaha,Sharciga Dhulka iyo Sharciga shaqaalaha aan Dowliga aheyn oo ay soo...
Shirka Golaha Wasiirada jubbaland oo Warbixino looga dhageestay dhowr Wasaaradood
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa golaha wasiirada oga warbixiyey xaalada guud ee amniga, arrimaha abaaraha oo guud ahaan si siman u sameeysay dhammaan dadka...
Baraawe oo lagu doortay lix kursi oo ka mid noqonaya BFS
Baraawe- Waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Baraawe ee caasimadda maamul goboleedka koofur galbeed doorashada lix kursi oo ka mid noqonaya baarlamaanka 11-aad ee...
Haya’dda Qatar Charity oo gargaar gaarsiisay magalooyinka Dhoobleey iyo Ceel Barde
Haya’dda Qatar Charity ayaa raashin u qaybisay dadak ay abaaruhu saameeyeen ee ku soo barakacay Magaalooyinka Dhoobleey oo ka tirasan Gobolka Jubbada hoose iyo...
Xildhibaanada maanta la doortay iyo magacyadooda.
Doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo maanta ka socota magaalooyinka Muqdisho iyo Baraawe ayaa waxaa ku soo baxay ilaa 9 mudane...
Taliska Boliiska oo ka war bixiyey qarax ka dhacay Muqdisho
Ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goordhow isku qarxiyay isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Col Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa warbaahinta qaranka...










