Labo Xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb
Guddoomiyaha degmada deyniile Maxamed Abuukar Cali (jacfar) ayaa saakay ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay hop#025, kadib doorasho ka dhacday dhuusamareeb.
Xasan cali cismaan oo ah...
Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay doorashada seddex kursi
diga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed Galmudug oo shaaciyeen Guddiga Xulista Ergada kuraasta seddex kursi oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ee dorashadooda ka...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyey shir looga hadlayay amniga Baladweyne
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka...
Wasiirka Awqaafta XFS oo ka warbixiyay safar shaqo uu ku joogo dalka Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Cumar Cali Rooble, oo safar shaqo ku jooga magaalada Isparta ee dalka Turkiga oo...
Xildhibaano lagu doortay magaalada Dhuusamareeb
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Galmudug, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb, ku qabtay doorashada labo kursi oo tirsigooda uu yahay HOP#025 iyo HOP#081, ee golaha shacabka...
Maraykanka iyo xulafadiisa oo Muwadiniintooda ugu baaqay inay ka soo baxaan Ukraine
Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay degdeg kaga baxaan dalka Ukrain si ay uga fogaadaan duulaanka Ruushka, oo ay ku jiraan weerar...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Mevlut Cavusoglu,...
Guddiga doorashada Soomaaliland oo shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi
Guddiga maamulka doorashada xildhibaanadda labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga ayaa...
Guddiga hirgelinta doorashada K/Galbeed oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada 13 kursi
Guddiga maamulka hirgelinta doorashada dowlad goboleedka K/Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi oo ka mid ah golaha shacabka.
Tirada dadka u dalxiis tagaya xeebta Liido oo kordhaya
Iyadoo laga ambaqaadayo olole nadaafadeed oo maalmahaan ka socday xeebta Liido,ayaa waxaa sii kordhaya tirade dadka ee doonaya in waqtiga fasaxa maalinka Jimcaha ay...









