Wararka Gudaha

Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo furtay shirka dib u habeynta hanaanka maaliyadda Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadda iyo hay’adda lacagta adduunka ee (IMF), ay bilaabeen...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Hay’adaha Amniga iyo Taliska AMISOM

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amniga Qaran oo looga hadlayay xooninta amniga Dalka, la dagaalanka Argagaxisada ,...

Madaxweynaha Jubaland oo daah furay Mashruuca Dhismaha Wadooyin ka kooban 31-km

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha wadooyin laami ah oo ka kooban 31km oo qeybtii ugu horaysay...

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex kursi

0
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta shaaciyay guddiyadda xulista kuraasta kala ah HOP#012, HOP#048, HOP#137 iyo waqtiga la qabanayo Doorashada...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo xariga ka jaray qeyb loogu talagalay Carruurta oo laga hirgeliyay...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fawziya Abiikar iyo Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza ayaa maanta xariga ka jaray xarun cusub oo laga...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda...

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa qaabilay afhayeenka Xukuumadda oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahin Macallimuu ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga looga soo daaweyay dhaawac ka soo gaaray...

Shiinaha oo ergey cusub u soo magacaawday geeska Afrika

0
Dowlada Shiinaha ayaa Xue Bing, u soo magacaawday in uu noqdo ergay u qaabilsan geeska Afrika. Xue ayaa horay uga soo noqday safiirka Shiinaha u...

kulan ay khamiista wada yeelan lahaayeen Xoghaya arrimaha dibedda maraykanka iyo wasiirka arrimaha dibedda...

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay  in kulan la qorsheeyay inuu Khamiista la yeesho wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe

0
Jowhar- Ururka 4-aad guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Goobaale ee gobolka Shabeellaha dhexe, ujeedka...