Wararka Gudaha

Guddiga maamulka doorshada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashad lix kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo guddiga...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada Midowga...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku...

Duqa Muqdisho oo kormeeray Xarumo dhowr ah oo Gobolka Banaadir ah

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xaruma ay kamid yihiin Biyaasa Liibaro iyo xarunta...

Ra’iisul wasaaraha Dalka oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann oo ay ka wada hadleen qodobbo dhowr ah...

Xildhibaano maanta lagu doortay magaalada Baladweyne

0
Magaalada Baladweyne ee xarunta ganacsiga maamulka Hirshabeelle maanta oo axad ah waxaa lagu qabtay doorashada lix kursi oo ka mid ah 25-ka kursi ee...

Wafdi ka socda Ruushka oo gaaray Belarus si ay wadahadal ula yeeshaan dalka Ukraine

0
Wafdi ka socda Ruushka ayaa gaaray Belarus si ay wadahadal ula yeeshaan Dalka Ukraine, sida uu afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov u sheegay warbaahinta. Wafdigan ayaa...

DEG DEG: Ciidanka Ruushka oo gacanta ku dhigay magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine

0
Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiiha deegaanka. Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaysa...

Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine oo galay maalintii 4-aad

0
Dagaalka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine oo galay maalintii affaraad ayaa lagu soo waramayaa in ciidanka Ukraine ay jilibka u aasteen sidii isaga...

Ciidamada Difaaca Kenya oo howlgal qorsheysan ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada Difaaca Kenya ayaa sheegay in maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo afar gaaraya ay ku dileen deegaanka Sarira ee u dhow Keymaha Boni, ee...

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay Liiska doorashada 4-kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu magaalada Baydhabo, Kuwaas oo doorashadoodu la qabandoono isbuucan. Kuraasta...