Galmudug oo dhuusamareeb ka mabnuucday hubka sharcidarrada ah
Agaasimaha guud ee Wasaaradda amniga Galmudug Maxamuud Muuse, ayaa sheegay in magaalada Dhuusamareeb aan lagu qaadan Karin hub sharci darro ah, ka dib dil...
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka (8-dda Maarso)
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii loo soo galay dhismaha...
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Wafdi la socday oo gaaray Kismaayo
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku tageen Xarunta Laanta...
Wasiirka Amniga Gudaha oo shir guddoomiyay Kulan looga hadlay Amniga doorashooyinka
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Cabdullaahi Maxamad Nuur iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelmann ayaa si wadajir ah...
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Xasan Bin Xamza ayaa bogaadiyay xiriirka adag ee u dhaxeeya dowladda Qatar iyo Soomaaliya.
Safiirka oo la hadalay...
Qaali Cali Shire oo Xildhibaan loo doortay
Xildhibaan Qaali Cali Shire ayaa lagu doortay magaalada Gaalkacyo, waxayna ka guuleysatay Xildhibaan hore Ubax Tahliil Warsame, kadib doorasho adag oo wareeg labaad la...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la Shiray Madaxda Diyaaradaha ka hawlgala Dalka
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta la shiray masuuliyiin ka socday Diyaaradaha ka hawlgala dalka, iyadoona...
Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar oo yeeshay kulan miro-dhal ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar ayaa halkaas...
Xildhibaano lagu doortay magaalada Gaalkacyo
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa lagu qabtay doorashada shan kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay magaaladaas.
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shalay diiwaangeliyay...
Ra’iisal ku-xigeenka dalka oo guddoomiyay shir looga hadlayay howlaha gurmadka abaaraha
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo looga hadlay arrimaha howlaha gurmadka.
Shirka...










