Ciidamada Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay nin dilay labo ruux
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug qeybta Puntland oo howlgalo ka sameeyay magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigey Mowliid Maxamuud Nuur oo ku magac dheer Ina...
Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 7-kursi
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Koofur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka la qabanayo doorashada Todobo Kursi oo deegaan doorashoodu tahay magaalada Baydhabo.
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku bur buriyay saldhigii Al-Shabaab ee deegaanka Jambaluul
Ciidanka xooggga dalka guutada 7-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal ballaaran oo lagula ciribtirayo maleeshayada Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka shabeellaha hoose.
Ciidamada oo...
Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay guddiga ergada soo xulaya saddex kursi oo taalo magaalada...
Guddiga Hirgilinta doorashooyinka heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay xubnaha guddiga xulista ergada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta taala magaalada Gaalkacyo ee...
Maamulka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay taliyaha Barnaamijka tababarada Yurub ee Soomaaliya
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye”, ayaa kulan la qaatay Taliyaha cusub Barnaamijka Tababaradda Midowga Yurub ee Soomaaliya, S/Guuto Roberto...
Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo lagu soo dhoweeyay xarunta boqortooyada ee dalkaasi
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu soo dhaweyay Aqalka looga...
Madaxa Arrimaha Dibadda XFS oo xarigga ka jaray qeybo lagu soo kordhiyay Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdi Siciid Muuse ayaa xariga ka jarayay dhismayaal lagu soo kordhiyay safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar.
Wasiirka oo maalmahaan ku...
Guddiga doorashada Galmudug oo dib u dhigay doorashada 3 kursi
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa hal maalin dib u dhigay doorashada 3 kamid ah kuraasta golaha shacabka, ee deegaan doorashadoodu tahay...
Ciidamo ka socda Gorgor iyo Haramcad oo fariisimo ka sameystay Matabaan
Ciidamo ka kala socda Gorgor iyo Harmacad ayaa gaaray magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan, si ay qeyb uga noqdaan dadaalka lagu sugayo amniga halkaasi.
Ciidankaan ayaa...
R/Wasaare Rooble iyo Safiirka Mareykanka oo kormeeray goobta loo qorsheeyay doorashada Madaxda dalka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa si wadajir ah u kormeeray hoolka teendhada Afisyooni...










