Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Dagaalka Ukraine
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dad gaaraya 6.5 milyan ay ku barakaceen dagaalka uu Ruushka ka wado gudaha Ukraine.
Dagaalka oo galay Maalintii afar iyo...
Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay guddiga xulista ergooyinka qabashada doorshada 2-kursi
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban SEIT Jubbaland ayaa shaaciyay guddiga xulista ergooyinka kuraasta #HOP029 & #HOP124.
Guddiga ayaa ku wargeliyay musharraxiinta labadaan kursi in ay maanta...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ku bur buriyay xarumo Al-Shabaab dadka ku dhibaateyn jireen
Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxay ku bur buriyeen goobo nabad-diidka Al-Shabaab ku...
Dagaalada ka socda Ukraine oo galaaftay nolosha 726 qof oo rayid ah
Qarasmada Midoobay ayaa sheegtay in la diiwaangaliyay dhimashada 720 qof oo lagu dilay dagaalada ka socda dalka Ukraine ee u dhaxeeya ciidamada Ruushka iyo...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay safiirada dalalka midowga Yurub ee Soomaaliya.
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka lagaga hadlayay arrimaha amaanka...
Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay agab ciidan ooka yimidn Shiinaha
Madax ka socotay Wasaaradda Gaashandhiga XF.Soomaliya, Wasiirro, Taliyaha CX ,safiirka Shiinaha ee Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanta ka qetbgalay xaflad ka dhacday xarumta...
Taliyaha Ciidamada Boliiska oo ka hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka hadlay Barnaamijka kulanka toddobaadka warbaahinta qaranka soomaaliya ayaa ka warbixiyay qodobo dhowr ah...
Puntlan oo soo gabagabeysay doorashada xildhibaanada ee Baarlamaanka
Waxaa manta magaalada Garowe lagu soo gabagabeeyay tartanka doorashada xildhibaanada ee deegaan doorshadoodu aheyd Puntland,
1-C/ladiif Muuse Nuur ayaa Ku guulaystay Kursiga tirsigiisu yahay HOP...
Dowladda Sacuudiga oo gargaar bini’aadan-nimo soo gaarsiisay Muqdisho
Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Khadija Maxamed Diiriye iyo Madaxa mu’asaasada Arrimaha Gargaarka iyo Bani’aadanimada ee boqortooyada Sucuudiga ( King Salman Humanitarian and...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Ergeyga gaarka ah ee Siinaha oo ka wada hadlay arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabbilay Ergayga gaarka ah ee dowladda Shiinaha u qaabbilsan geeska Afrika Xue Bing.
Labada mas’uul ayaa ka...










