Wararka Gudaha

Ciidamada Dowladda oo ka hortagay Qarax miino

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa ka hortagay dhagar qabe ka tirsan kooxda nabad-diidka ah ee Al-shabaab oo doonayay inuu miino ku aaso deegaanka goof-guduud ee...

NISA oo howlgal ka bilowday magaalada Dhuusamareeb

0
Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa 48-kii saac ee ugu dambeeyay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka bilaabay xaafadaha magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo ujeedkooda...

Ciidamada amniga oo howlgal gaar ah ka fuliyay magaalada Muqdisho

0
Ciidamada amniga ayaa xalay howlgal gaar ah ka fuliyay xaafado ka tirsan degmada Dharkenley, kaas oo ay ku beegsanayeen dadka isticmaalo waxyaabaha maanka dooriya...

Abaarta oo sii adkaaneysa iyo ciidamada xoogga dalka oo gurmad u sameynaya qoysaska ay...

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa gurmad u fidiyay qoysaska ay saameynta ku yeesheen abaarta ka jirta deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolada dalka, kuwaas oo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii guddiga doorashooyinka.

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada gudiga hirgalinta doorashada dowladda Hirshabeelle ka qaaday Mudane Axmed Xasan Diini. Waxaana xubinimada...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf oo uu kala hadlay hirgalinta jadwalka...

Shir looga hadlayay maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta oo lagu qabtay Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ee...

Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay gudiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT) Madaxweynaha ayaa gudiga...

Qatar oo u dabaaldageysa 50 sano oo xiriir laba geesood ah oo xooggan ay...

0
Qatar ayaa u dabaaldageysa 50 sano oo xiriir laba geesood ah oo xooggan ay la lahayd Mareykanka tan iyo markii la aasaasay xiriirka diblomaasiyadeed...

Wasiir Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kaga qeyb galaya Mareynkanka.

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washington D.C ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga...