Wararka Gudaha

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan waxaa maanta oo arbaco ah lagu wadaa in lagu qabto doorshada laba kursi oo kamid ah kuraasta xildhibanada...

Dagaal ka dhacay Waajid oo jab xooggan lagu gaarsiiyey kooxda Argagixisadda Al-shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hor tegay weerar ay doonayeen nabadiidka Al-Shabaab inay ku qaadaan magaalada Waajid ee gobolka...

Taliska Ciidanka xoogga dalka ee Hiiraan oo ku dhawaaqay hawlgal ka dhan ah Al-shabaab

0
Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xooga dalka Jeneraal Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa maanta gaaray degmada Buulaburde ee Gobalka Hiiraan. Taliyaha oo halkaas kula kulmay...

Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga iyo...

0
Islamabad- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka...

Qaramada midoobay oo bogaadisay kulankii ay beesha caalamka la yeelatay Ra’iisul Wasaaraha dalka

0
Qoraal ka soo baxay Xafiiska qaramada midoobay ay ku leedahay Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay kulankii ay beesha caalamka la yeelatay Isniintii Ra’iisul Wasaaraha...

Galmudug oo laga xusay maalinta biyaha Adduunka

0
Dhuusamareeb- Waxaa manta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug lagu qabtay xuska maalinta biyaha Adduunka. Munaasabadda xuska maalinta biyaha Adduunka ayaa waxaa ka qeyb...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Shariif...

Ra’iisul Wasaaraha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi

0
-Ra’iisal wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi. “Waxaan  qoyskiisa iyo guud ahaan Ummadda...

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Qadar

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS ,Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga, Khalid bin Mohammad Al Attiyah. Mas’uuliyiintan ayaa...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Galdogob

0
Galdogob- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaal Soomaaliya Duraan Axmed Faarax oo ku sugan degmada Galdogob ayaa kormeer ku tagay halka laga...