Ciidanka daraawiishta Galmudug oo bur buriyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen argagixisada
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka mudug
Ciidamada ayaa howlgalkaan ku burburiyay gaari walxaha Qarxa ay ka...
Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Dowladda
Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan dgmada...
Ciidamada Ruushka oo lagu eedeeyay inay Gantaallo ku weeraray xarun tareenada laga raaco
Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in gantaal uu Ruushku ku weeraray xarun tareenada laga raaco oo ay ku taalla magaalada Kramatorsk, halkaasi oo ay ku...
Sacuudiga oo sanadkan kordhiyay tirada Xujeyda
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudi Carabiya ayaa shaaca ka qaaday in la kordhiyay tirada xujeyda sanadkan 1443 Hijriya/2022, soo booqaneeysa Beydka Alle.
Xukuumadda Sacuudiga ayaa...
ciidamada xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada xeebta ee gobolka Jubbada hoose
Ciidanka xooggga dalka ururka 5-aad, guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo maleeshayada Al-shabaab ka fuliyay deegaanada xeebaha dhaca ee...
Madaxweynaha Somaliland oo madaxda Qaranka uga mahadceliyay gurmadka Suuqa Waaheen
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxda sare ee dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey Gurmadkii ay u sameeyeen walaalahood Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi...
Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo maalintii Shanaad ka socota Muqdisho
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa maalintii shanaad wada bixinta shahaadada xildhibaanadda labada gole ee lasoo doortay.
Xarunta ay ka socoto Shahaado siinta Xildhibaannada ayaa waxaa...
Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Gaari siday waxyaabaha qarxa
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay gacanta ku dhigaan Gaari siday waxyaabaha qarxa, kaas oo ku wajahnaa degmada Guriceel...
Kumaandooska Danab oo hawlgalo qorsheysan ka sameeyey Gobollada Shabeelaha Dhexe & Shabeelaha Hoose.
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Hawlgalo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada Shabeelaha Dhexe & Shabeelaha...
18 Xildhibaan oo kamid ah mudaneyaasha laga soo doortay Puntland oo goordhow la siiyay...
18 xildhibaan oo kamid ah mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay dowlad Goboleedka Puntlad ayaa goordhow qaatay shahaadada Xildhibaannimo.
Gudiga doorashooyinka heer Federaal...

