Wasiirka Ganacsiga oo shir guddoomiyay Shir looga arrinsanayay Waxqabadka Wasaaradda iyo Caqabadaha jira
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta guddoomiyey shirkii Wasaaradda oo loogga hadlay shaqooyinka horyaala, waxyaabahii qabsoomay, caqabadaha jira,...
Guddiga Kheyraadka Qaranka ee golaa Aqalka sare oo oo warbixin guud ka dhageystay guddoomiyaa...
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka golaha Aqalka Sare ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya iyo xubno kale oo la...
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka dhacay magaalada...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay xiritaanka shirweynaha dalalka Dalladda Bulshada Bariga Afrika...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay...
Argagixisada oo jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaalo ka dhacay gobolka Bakool
Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobolka Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdisalaan Duwane Cumar ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyey dagaaladii ka dhacay ka...
Maamulka Jubbaland oo tallaabo adag ka qaadaya dadka xaalufiya dhirta
Maamul goboleedka jubbaland ayaa mamnuucay jarista iyo xaalufinta dhirta iyo shidida dhuxusha, kaas oo deegaanka khatar weyn ku ah.
Guddoomiyaha magaalada Kismaayo oo gaaray deegaano...
Ruushka iyo Ukraine oo maanta saxiixaya heshiis ku saabsan dhoofinta Qamadiga
Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta saxiixi doonaan heshiis dib lagu furayo dekedaha badda madow ee kulaala Ukraine, si looga dhoofiyo badeecadaha miraha haruurka ,...
Wasaradda haweenka Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabtay tababar aqoon kororsi ah
Maamulka Wasaradda haweenka iyo xuquuqul aadanaha ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabtay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan sidii haweenku...
Maamulka Dhuusamareeb iyo dadweyne kale oo ka qeyb galay dayactirka waddooyin muhiim ah
Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka qayb galey olole bulshadu hormuud ka tahay oo jaay lagu saarayo mid kamid ah wadooyinka hal-bowlaha u...
Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ugu deeqay 5.4 milyan oo Doollar
Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero sugnaanta cuntada degdegga ah...










