Wararka Gudaha

Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada oo la kulmay madaxa hay’adda Kaalmada iyo...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, madaxa ugu sarreeya hay’adda Kaalmada iyo...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo booqasho rasmi ah ugu amba-baxay dalka Masar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka xiriirka soojireenka ah la wadaaga dalkeenna ku maraya socdaal ku...

Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin Samatar oo dalka oo dalka dib ugu soo laabatay ka dib...

0
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin  Samatar ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddiga madax-banaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa

0
Guddoomiyaha golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa uu la kulmay guddiga madax-banaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa. Guddiga ayaa...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay madaxda hay’adda UNDP ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaasi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Jocleyn Mason oo ah Madaxa hay’adda...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan la qaatay madaxa hay’adda usaid

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID)  Danjire Samantha Power. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Soomaaliya oo shirka xalka waara ee u-adkaysiga abaaraha iyo Aafooyinka uga qeyb gashay Adis-ababa

0
Muqdisho.(Wargeyska Dalka):- Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa magaalada Adis-ababa ee...

Dowladda federaalka oo deeq gargaar ah gaarsiisay shacabka gobolka Bakool.

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gurmad u dirtay gobolka Bakool oo deegaano ka mid ah ay dhawaan weerar argagixiso ka geysteen kooxda...

Weerarkii argagixisada ee dowlad deegaanka Soomaalida oo la soo afjaray

0
Muqdisho.(Wargeyska Dalka):- Mas’uuliyiinta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa war ka soo saaray dagaalkii u dhexeeyeey argagixisada Al-Shabaab iyo ciidamada deegaanka ee Liyuu booliska, iyadoo maalmihii...

Guddiga joogtada ee Aqalka Sare ee BFS oo maanta kullankoodii koowaad yeeshay

0
Guddiga joogtada ee Aqalka Sare ee BFS ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee Baarlamaanka 11aad, waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi...