Wararka Gudaha

Shirka wadatashiga Wasaaraddaha Warfaafinta Heer Federaal iyo heer Maamul Goboleed oo muqdisho laga furay

0
Shirka wadatshiga Wasaaraddaha warfaafinta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa si rasmi ah maanta uga furmay Magaaladda Muqdisho. Shirkan oo socon doono muddo sadex...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxa Hey’adda TIKA oo Dhagax dhigay Warshad Wax soo saar...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Madaxa Hey’adda TIKA ee dalka Turkia Mr. Ilhami Turus ayaa maanta...

Dowladda Soomaaliya oo gargaargii ugu horeeyay u dirtay degaanada laga xoreeyay argagixiasada ee gobolka...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee laga xoreeyay kooxaha argagixisada ah ee Al shabaab. Ayada oo la fulinayo...

Ciidanka Dowladda oo Howlgallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Degmadda Waajid Ee Gobolka Bakool

0
Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 260-aad, guutada 9aad ee qeybta 60-aad, ayaa Maanta Howlgalo ka sameeyey Deegaanno hoos yimaada Degmadda Waajid Ee Gobolka...

-Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 260-aad, guutada 9aad ee qeybta 60-aad, ayaa Maanta...

0
-Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 260-aad, guutada 9aad ee qeybta 60-aad, ayaa Maanta Howlgalo ka sameeyey Deegaanno hoos yimaada Degmadda Waajid Ee Gobolka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxa Hey’adda TIKA oo Dhagax dhigay Warshad Wax soo saar...

0
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Madaxa Hey’adda TIKA ee dalka Turkia Mr. Ilhami Turus ayaa maanta...

MIRO-DHALKA SOCDAALKA MADAXWEYNAHA EE MARAYKANKA

0
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu ka qeyb Meertada 77-aad ee Golaha loo...

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Baay

0
Ciidamada xogga dalka iyo  kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Argagaixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula Jadiid, Mataani, Uusli iyo...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineeysa Dhalinyaro ku xirnaa dalka dibadiisa

0
-Dowladda Soomaaliya ayaa 27 bishan oo bari ku beegan Dalka Dib ugu Soo Celineeysa ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib uga baxay dalkooda. Dhallinyaradaan oo...

Ciidanka xoogga dalka oo dilay 30-ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab

0
-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiramaan Yuusuf Cadasla ayaa sheegay in Al-shabaab Afar weerar oo ay soo qaadeen degaanka “Dhisaqa: oo shalay laga...