Wararka Gudaha

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta hooyada iyo dhallaanka ee degmada Shibis

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee Degmada Shibis...

Ciidanka xoogga dalka oo caawinaya beeraleyda gobolka Hiiraan

0
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ee dhowaan kooxda argagixisada Al-shabaab ka xoreeyay degaanno badan oo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa billaabay inay...

Maalinta dalxiiska Adduunka oo laga xusay Muqdisho

0
Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska XFS ayaa maanta Magaaladda Muqdisho ku qabatay munaasabad ku saabsan maalinta dalxiiska Adduunka. Munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay...

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada

0
Ottawa- Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada. Ergeyga oo...

Soomaaliya iyo Mallaysia oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada

0
Ottawa- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada, halkaa oo...

Ciidanka xoogga dalka oo gubay gaadiid dagaal oo ay lahaayeen Al-shabaab

0
Buulo-burte- Ciidanka xoogga ayaa gubay  gaari Cabdile ah (land cruiser pickup) oo ay malleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab kaga carareen degaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayay...

Ciidanka Xoogga oo la wareegay Degmadda Buq Aqable

0
Hiiraan- Ciidamada xoogga dalka ee howlgalada dib u xorraynta ah ka wada deegaannada gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah ula wareegay Degmada Buq Aqable...

dhagar-qabayaal ka tirsan Argagixisadda oo ku dhintay Qarax miino

0
Hiiraan- Saddex dhagar qabe oo ka tirsan  Argagixisada Al-shabaab ayaa geeriyooday ka dib markii miino ay ku aasayeen deegaanka Baardhabaq ee ka tirsan degmada...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo shir guddoomiyey guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan oo maanta...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo guddoomiyey shir looga hadlayey gurmadka abaaraha

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Feredaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac, oo maanta guddoomiyay shir heerkiisu sareeyo oo looga hadlayay gurmadka abaaraha, ayaa caddeeyay inaan...