Wararka Gudaha

Afhayeenka Booliiska faah faahin ka bixiyay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho

0
Afhayeenka Booliska Soomaaliya, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw isgoyska Zoobe...

Wasiirka Caafimaadka oo magacaabay Guddiga ka jawaabida xaaladaha deg dega ee caafimaad

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddiga kumeel Gaarka ah ee ka shaqeyn doona Gurmad Caafimaad oo deg...

Bayaan laga soo Shirweynaha Wadashiga ee Wasaaradaha Diinta heer Federaal iyo heer D/goboleed

0
Shirweyne Wadatashi ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta XFS, ayna kasoo qeybgaleen Wasaaradaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Dowladaha xubnaha ka...

Amniga caasimadda iyo wacyi-gelinta fikirka Khawaarijta oo laga hadlay

0
Kulan loogu diyaar-garoowbayay daah-furka sugida amniga caasimada iyo wacyigelinta fikirka khawaarijta ayaa maanta lagu qabtay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray dalka Algeria

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Abshir Cunmar Jaamac Huruse iyo wafti uu hoggaaminayey ayaa gaaray dalka Algeria. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa ka...

Soomaaliya iyo Algeriya oo ka wada hadlay wadaaga fursadaha ganacsi

0
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr. Elmi Maxamuud Nuur ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Dowladda Algeria Mudane Kamel Rezig. kulankaas ayaa ka dhacay...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Buula-burde

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Axmed Macalin Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee dowladda ah ayaa saaka...

Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir” Maka hari doono cadowga ilaa dalka laga wada xoreeyo,”

0
Gobolka Hiiraan waxaa wali ka socda kacdoonka looga soo horjeeda maleeshiyada argagixisada Al-shabaab ee ay wadaan ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ee loo...

Madaxweyne Deni oo kulan Sagootin ah la yeeshay James Swan

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay fadhiga dalalka Carabta ee Algiers

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Dr. Cilmi Mohamoud  Nuur ayaa maanta khudbad xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dala Soomaaliya iyo arrimo kale ka...