18 xildhibaan oo kamid ah mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay dowlad Goboleedka Puntlad ayaa goordhow qaatay shahaadada Xildhibaannimo.
Gudiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaciyey in 18 mudane oo kamid ah xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee laga soo doortay Dowlad Goboleedka Puntland inay siiyeen shahaadadooda Xildhibaannimo.
- Maxamed Aadan Diini HOP#036
- Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) AS#50
- Saciid Cali Muuse HOP#027
- Ismaaciil Shire Jaamac HOP#142
- Cabdiqani Maxamuud Maxamed HOP#075
- Cabdiqani Geelle Maxamed AS#44
- Cabdullaahi Faarax Mire HOP#228
- Cabdullaahi Maxamed Jaamac HOP#191
- Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) AS#53
- Farxiya Yusuuf Cumar HOP#121
- Maxamed Cabdiraxmaan Axmed Cali GSH#128
- Cali Xaaji Daahi Saleymaan GSH#220
- Khadra Axmed Maxamed GSH#174
- Sadaam Maxamuud Cabdi (Jabeer) GSH#158
- Cabdirisaaq Xasan Axmed (Dhookir) GSH#221
- Cali Mahdi Maxamed GSH#169
- Caynaanshe Yuusuf Xuseen GSH#222
- Maxamed Cabdulqaadir Maxamed GSH#190
Guddiga doorashooyinka heer federal ayaa ugu baaqay in Xildhibaannada maqan inay si deg deg ah u yimaadaan magaalada Muqdisho, si loo siiyo shahaadada Xildhibaanimo.