Diyaargarowga dhaarinta xildhibaannada cusub oo ka socota teendhada Afisyoone
Waxaa saaka xiran waddooyinka gala akademiyada tababarka Ciidanka Booliska ee Generaal Kaahiye iyo agagaarka xerada Afisyoone, halkaas oo lagu wado inay maanta ka dhacdo...
Wasiirka Gaadiidka oo gudomiyay shir ay yeesheen Hey’adaha Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya iyo...
Wasiirka Gaadiidka iyo Dulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa Maanta shir gudoomiyay Shir ay Muqdisho ku yeesheen Maareeyayaasha Hay’adaha Duulista...
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda XFS oo daah furtay kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashadda dalka
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS, Marwo Nuuriya Aadan Ciise ayaa Magaalada Muqdishu ka daah furtay kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashadda dalka kaasi...
Xubin katirsan Argagixisad Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed
Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigeen...
Wafdi ka socda Guddiga FEIT oo gaaray Magaalada Baydhabo
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga FEIT Muuse Geelle ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Madaxtooyada...
Shir ku saabsan Xoojinta amniga Gaalkacyo oo halkaasi ka dhacay
Shir looga arinsanayay xoojinta iskaashiga amniga iyo la dagaallanka argagixisada oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedyada puntland iyo Galmudug ayaa...
Hirshabelle: Guddiga xulista Ergada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lashaaciyay
Guddiga doorashada Maamulka Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga xulista Ergada labo kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Jowhar.
Labada Kursi ee la Shaaciyay...
Diyaar garowgii ugu dambeeyay ee dhaarinta Xildhibaannada cusub oo muqdisho ka socota
Waxaa Muqdisho socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee dhaarinta xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Berri oo ku began 14-ka bisha April...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawadda XFS oo qaabilay Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Itoobiya...
Maareeyaha guud ee hey’adda duulista rayidka oo garoonka Aadan Cadde ku soo dhawaeeyey wafdi...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa Garoonka Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka...










