Wararka Gudaha

Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo Guddoomiye iska dhex doortay

0
Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horreeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye iyo xoghayaha guddiga. Xildhibaan Cabdirisaaq...

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka

0
Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horeeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye iyo xoghayaha guddiga. Xildhibaan Cabdirisaaq...

Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka heer federaal oo gaaray magaalada Kismaayo

0
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal Muuse Geelle iyo xubno kale oo ka tirsan guddiga ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka...

ruushka oo uga digay Mareynkanka iyo xulafadiisa hubka ay ku taageerayaan Ukraine

0
Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo jabka gaaray ciidamada Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka. Jeneraal...

Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah

0
Taliska Guutada 17-aad ee Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-Gor ayaa deeq raashin ah u qeybiyay Agoontii ay ka tageen Geesiyaashii u huray naftooda...

Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha

0
Guddoomiyaha kmg ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10-xubnood,...

Dad badan oo ku dhintay dagaaladii ugu dambeeyay dalka Ukraine

0
Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah ayaa laga helay gobolka Kyiv, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan booliiska ka hawl...

Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya

0
Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya. Golaha qaran ee ka hortagga khataraha iyo ciribtirka masiibooyinka dabiiciga ah ee...

Faransiiska oo dib u furay safaaradiisii Ukraine

0
Dowladda Faransiiska ayaa dib u furtay safaaradeedii caasimadda Ukraine Safaaradda iyo shaqaalaheeda ayaa waxay u guureen magaalada Lviv ee ku taal galbeedka Ukraine 2-dii Maarso...

Doorasho maanta ka dhaceyso magaalada Jowhar

0
Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa Musharax oo u taagan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106,kaas oo deegaan doorashadiisa ay tahay magaalada Jowhar ee...