Wararka Gudaha

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubnaha kamid ah Guddiga FEIT

0
Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal FEIT waxaa uu baaq u dirayaa xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan...

Shariif Maxamed Cabdalla oo qaatay Shahaadada murrashaxnimo ee Guddoomiyaha BFS

0
Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah murrashixiinta ugu cad cad ee utartamaya qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta qaatay shahaaddada musharaxnimada...

Qaar ka mid ah murrashaxiinta guddoonka BFS iyo ku xigenadiisa oo shahaadadoodi murrashaxnimo qaatay

0
Guddiyada doorashooyinka guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii labaad wada diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharrixiinta u tartameysa lixda kursi ee guddoonka...

Murrashaxiinta u tartamaysa kursiga Hop154 oo Maanta la diiwaangeliyay

0
Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed SEIT ayaa Shahaadad Musharaxnimada Gudoonsiiyey Sareedo Maxamed Cabdalla iyo Nasteexo Maxamed Yuusuf oo ku Tartamaya kursiga Tirsigiisa...

Guddiga Maamulka Doorashada Koonfur Galbeed oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154

0
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154. oo dib loo dooranayo si loo waafajiyo habraaca guud...

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab

0
Howlgallo qorsheysan oo ay sameeyeen Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 84-aad, guutada 14-ka October ayaa waxaa lagu soo qabtay dhaqarqabe ka tirsanaa kooxda...

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo soo gaaray muqdisho

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku soo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana gegida...

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ku soo dhoweeyay Muqdisho Mas’uuliyiinta...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay guddoomiyaha Gobolka Galgaduud

0
Dhuusamareeb- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), ayaa guddoomiyaha Gobolka Galgaduud ee Galmudug u magacaabay Cilmi Cali Cabdi. Wareegto ka soo baxday madaxtooyada...