Wararka Gudaha

Hadal jeedinta musharaxiinta u taagan guddoonka labada Aqal ee BJFS oo maanta bilaabaneyso

0
Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya oo maanta sabti ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay dhageysanayaan hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka labada...

Madaxda Qaranka oo cambaareeyay weerarkii argagixisadu ka geysatay Xeebta Liido

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee lagu qaaday masuuliyiin iyo muwaadiniin kale oo ka...

Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay garoonka Ceelwaaq

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhagax dhigay dhismaha Garoonka diyaaradaha Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo si casri ah loo...

Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo kaalmo siiyay qoysas danyar ah

0
Qoysaska ka faa’ideystay deeqdaan ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin caawimaadda uu Safiirka soo gaarsiiyay ee loo sameeyay, iyagoo u mahadceliyay Danjire Ilyaas Sheekh...

Guddiga FEIT oo shahaadada guddoonsiiyay ilaa iyo afar mudane

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay maanta qaateen ilaa iyo afar mudane,...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmadda Ceelwaaq

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Ceelwaaq, halkaas oo ay ka socoto doorashada...

Boqorka Netherland oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya

0
Boqorka waddanka Netherland William Alexander ayaa qasrigiisa Magaalada The Heeg ku qaabilay Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi  oo loo magacaabay Midowga Yurub & waddamada la...

Madaxweynihii hore ee Kenya oo geeriyooday

0
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Emilio Mwai Kibaki ayaa maanta ku geeriyooday dalkaasi,isagoo gaaray da’da 90-ka,sida uu xaqiijiyay madaxweyne Uhuru Kenyatta. Mwai Kibaki ayaa ahaa...

Tartanka Doorashada xildhibaanada oo ka socda Ceel-waaq

0
Wararka ka imaanaya degmada Ceel-waaq ayaa sheegay in ay socdaan tartanka doorashada ee xildhibaanada ka mid noqonaya golaha Baarlamaanka Soomaaliya. Tartankaan oo weli ka socda...

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Ceel-waaq

0
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa maanta gaaray magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Wafdiga oo si diiran loogu soo...