Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka April 28, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Sheekh Aadan Madoobe oo ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa ku guuleystay af-hayeenka golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS. Doorashadda oo la isla gaaray wareegga labaad...
Wareegga koowaad ee doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo so idlaatay
Waxaa soo dhammaaday wareegga koowaad ee dooraahadsa Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS. 7 musharax ayaa ku tartamayey af-hayeenka golaha shacabka, waxaana codeeyey 240 mudane.
Guddoomiyaha...
Guddoomiyaha KMG ee Golaha shacabka oo sheegay inaysan codeynin 17 xildhibaan
Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 4-aad ee golaha shacabka ayaa hada ka furmay xarunta Afisiyooni ee magaalada Muqdisho.
Hab-dhowraha BJFS Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Xasan Nuux, ayaa dhaariyay...
Guddoomiyaha KMG Golaha Shacabka oo Faray Ciidamada Amniga in ay Xildhibaannada u fududeeyaan soo...
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS Cabdisalaan Axmed Liibaan Dhabancad iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo goordhaw warbaahinta...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Geneva uga qeyb galay shir looga...
Madaxda Dalka oo ka tacsiyeeyay Geerida Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ku geeriyooday Dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Sanatar Shacbaan oo ku guuleystay xilka Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare
Xildhibaan, Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ku guuleystay xilka guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Wareegii koobada ee tartanka musharaxiinta ayaa waxay kala heleen Cali...
Guddoomiyaha Aqalka sare oo mar kale loo doortay Cabdhi Xaashi
Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyay tirinta codadkii la dhiibtay ee doorashada guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya.
Sanatar, Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa helay codad gaaraya 28 ,...
Doorashada guddoomiyaha Aqalka sare oo ka billaabatay teendhada Afisyoone
Waxaa hadda ka billowday Teendhada Afisyoone ee magaaladan Muqdisho doorashada Guddoomiyaha Aqalka sare iyo cideynta xildhibaanada.
Waxaa fadhiga soo xaadiray dhammaan xildhibaanada Aqalka sare, waxaana...










