Guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo oo qaabilay wafdi ka socda WFP
Guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa maanta xarunta dowladda hoose ku qaabilay xubno ka socday Hay’adda WFP.
Xubnahaan ayaa maayar ku-xigeenka degmada...
Turkiga oo cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ku hayso marinka Qaza
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa ku boorisay “xakamaynta iyo caqli-galnimada” iyada oo ay sii kordhayso xiisadda gobolka ka dib weerarradii dhimashada badnaa ee...
Haya’adda FOA oo baaq caalami ah kasoo saartay xaaladda Abaarta Geeska Afrika
Xafiiska Soomaliya ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha FAO ayaa ku dhawaaqay si degdeg ah ugu baahan tahay 131.4 Milyan oo...
Kooxaha Falastiin oo in ka badan 100 Gantaal ku garaacay Israa’iil
Kooxaha wax iska caabbinta reer Falastiin ayaa sheegay in inka badan 100 Gantaal ay ku rideen qaar kamid ah magaalooyinka Israa’iil, taasi oo sida...
Maraykanka oo 127 milyan oo dollar ugu deeqay Abaaraha saameeyay Afrika
Sarkaal sare oo ka tirsan Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in sare u kaca ku yimi cuntada adduunka uu saameeyey dalalka Afrika ee saxaraha ka...
ciidamada DDS oo howlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsan argagixisada
Guddiga ku-meel-gaarka ah ee Ciidamada Amaanka DDS ayaa shaaca ka qaaday in la dilay in ka badan 800 oo maleeshiyada Al-Shabaab ka tirsan, kuwaas...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Uganda
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan Taliyaha xoogga Dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga Xasan...
Mas’uuliyiin ka tirsan XFS oo ka qeyb galay aaska marxuum Maxamed Warsame Darwiish
Siihaya Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir, Xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo Xukuumadda magacaaban, ayaa ka qaybgalay aaska Wasiirkii Arrimaha Gudaha,...
Ciidanka Nabad sugidda K/Galbeed oo dilay horjooge Al-shabaab ah iyo nin kale
Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa saaka howlgal qorsheysan oo laga fuliyey tuulada neebsooy ee duleedka Magaalada Baydhabo ku dilay laba maleeshiyaad...
Wasaaradda Cafimaadka Galmudug oo agaasime u magacaabay Isbitaalka Gaalkacyo
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug Dr.C/wali C.laahi Jaamac,ayaa maana Cabdi Maxamuud Xirsi (Goodle) u magacaabay in uu noqdo Agaasimaha guud ee Isbitaalka...









