Wararka Gudaha

Madaxda Galmudug oo soo dhoweeyay dhallinyaro u heelan hormarinta Sportiga ee gobolkaasi

0
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Shaacir sheegoow Maxamed iyo Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali cabdi ayaa magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay wafdi...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WARIYE CALI MUUSE CABDI

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Xubno ka socday Xafiiska RW XFS oo maanta booqasho ku tagay Isbitaalka Demartino

0
Agaasimaha guud ee Isbitaalka Demartino Dr Cabdirizak Yuusuf Jalaaludiin ayaa maanta Isbitaalka ku soo dhaweeyay Xubno ka socday Xafiiska Ra’isul Wasaarah oo uu hogaaminayay...

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo tababar loo soo xiray

0
Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow ) ayaa maanta tababar u soo xiray Dufcadii 12aad ee...

Booliska Gobolka Banaadir oo sameeyay howlagallo lagu sugayay amniga.

0
Taliska qeybta Galbeed ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa sacadihii lasoo dhaafay fuliyey howlgallo lagu sugayo amniga oo dad badani lagu soo qabqabtay. Taliyaha qeybta Galbeed...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah Wasiirrada magacaaban

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa ku qaabbiley Wasiirrada magacaaban ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana kasoo...

Xoghayaha joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka socday Qaramada...

0
Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Mohamed Abukar Zubeyr ayaa maanta qaabilay masuuliyiin ka socday Qaramada Midoobay xafiisyadooda New york iyo Muqdisho, Ian Martin...

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirrada Cusub

0
Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay manta yesheeyn ku ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen Kulanka ayaa...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay maamulka Isbitaalka Guud ee gobolka Galgaduud

0
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowlad gobaleedka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa ka qayb galey munaasabadan oo wasaraddu ay kula wareegeysay shaqada isbitaalka guud ee...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SOO DHAWEYN AH LA QAATAY XUBNAHA MAGACAABAN EE GOLAHA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu...