Wararka Gudaha

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u soo xiray Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

0
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cisman Abuukar Dubbe ayaa xalay soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo sanadkan ay...

Doorashada saddex kursi oo maanta ka dhaceyso magaalada Jowhar

0
Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa maanta magalaada Jowhar ku qabanaya doorashada Saddex kursi oo degaan doorashoodu ay tahay magaaladaasi. Sidoo kale, guddiga ayaa shaaciyay guddiga...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Booqasho iyo Hambalyo ugu tagay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe...

Premier Bank oo $21,000 ku abaalmariyay ardaydii ku guuleysatay tartanka Hal-abuurka Ganacsiga

0
Bangiga Premier ayaa xalay Muqdisho ku qabtay xaflad abaalmarin maaliyadeed oo dhan kow iyo labaatan kun oo doolar  ($21,000) lagu guddoonsiinayey seddaxdii arday ee...

Soomaaliya oo dib u furtay Safaaraddii ay ku laheyd Dalka Rwanda

0
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ay shaacisay in ay dib Safaaraddeedii uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ay kala saxiixdeen...

Gaalkacyo:Laba boqol oo agoon ah oo maanta helay deeq lacag ah

0
Qaar ka mid ah maamulka Dowlad goboleedka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey guddoonsiinta deeq lacag ah oo loogu talagalay...

Diyargarow xoogan oo loogu jiro soo dhoweynta ciidul fitriga

0
Diyargarow ku aadan soo dhoweynta iyo ka qeybgalka munaasabadda ciidul fitriga ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobolada dalka Soomaaliya. Dad...

IMF oo walaac ka muujisay Kororka qiimaha cuntada iyo shiiidaalka ee Afrika

0
Hay’adda Lacagta Adduunka ayaa ka digtay in kor u kaca qiimaha cuntada iyo tamarta ee uu kiciyay dagaalka Ukraine uu horseedi karo qalalaaso dhanka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u hambalyeeyay Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub BFS

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hambalyo u  diray guddoomiye ku-xigeenada 1aad iyo  2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo...

Madaxweynaha oo u hambalyeeyay Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub BFS

0
Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo kala doortay, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Marwo Sacdiya Yaasiin...