Wararka Gudaha

MADAXTOOYADA QARANKA OO GUDDOONTAY DHAMBAALLO KA YIMID CAALAMKA OO KU SOCDA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH...

0
Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan guusha uu ka...

James Swan” Waxyaabaha dowladda horyaalla waxaa ka mid ah dhameystirka hannaanka dastuurka”

0
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u jooga Soomaaliya danjire, James Swan ayaa hambalyo uu u jeediyay madaxweynaha cusub ee dalka ka dib waxa...

Qaramada midoobay oo u hambalyeysay doorashada madaxweyne Xasan Sheekh

0
War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada midoobay António Guterres ayaa lagu soo dhoweeyay doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh. Bayaanka ayaa lagu yiri ”Xoghayaha guud...

Maraykanka oo Soomaaliya u soo diraya boqolaal askari

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ogolaaday in ciidamo Mareykan ah loo soo diro Dalka Soomaaliya, kadib kolkii uu meesha ka saaray go’aankii madaxweynihii isaga...

Safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya oo hambalyo usoo diray madaxweyne Xasan Sheekh

0
Danjiraha safaaradda JFS u fadhiya Waddamada ku bahoobay dhaqaalaha ee Belgium, Netherlands iyo Luxembourg (Benelux) iyo Midowga Yurub, Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), diplomaasiinta, shaqaalaha...

Dowladda Ingiriiska oo hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo...

0
Dowladda Ingiriiska ayaa hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya. “Hambalyo Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo...

Ra’iisul wasaare Rooble oo booqasho ugu tegay madaxweynaha la doortay ee JFS.

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hoyga uu magaaladda Muqdisho ka degan yahay ku booqday,madaxweynaha la doortay Mudane Xasan...

Madaxweynaha dalka oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Taliyaha Ciidanka Booliska

0
Madaxweynaha la doortay ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud Oo kulan la qaatay taliyayaasha Ciidamada Xoogga dalka iyo Booliska. kulanka ayaa diirada lagu saaray Arrimaha Aminga...

Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS iyo Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo maanta kulmay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane...