Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii...
Ciidanka xoogga oo cagta mariyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen gobolka Hiiraan
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska Gor-gor ayaa maanta la-wareegey fariisimo cusub oo ay Argagaxisadda al-Shabaabka ka go’doomin jireen Degmada Matabaan iyo deegaanada hoostaga.
Deegaanada...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddomiyaha kala...
Golaha Wasiirrada XFS oo maanta ansixiyay hindisayaal dhowr ah
Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda.
Sidoo kale kulankan ayaa waxaa...
Soomaaliya iyo IMF oo ka wada-hadlay hannaanka deyn cafinta
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr; Cabdiraxman Ducaale Beyle iyo Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ku wada hadlay shir ku qabsoomay aaladda fogaan aragga...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabbilay danjiraha Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz.
Labada mas’uul ayaa...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabbilay danjiraha Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz.
Labada mas’uul ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.
James Swan ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiiradda dalalka Uganda iyo Itoobiya ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Safiirka dowladda Uganda ee Soomaaliya iyo Safiirka dowladda Itoobiya...










