Khasaare hantiyeed oo ka dhashay dabkii xalay ka kacay suuqa Banaadir
Dab geestay qasaare handiyeed ayaa xalay fiidkii ka kacay suuqa Banaadir ee magaalada Muqdisho dabka ayaa wuxuu kadhashay sida la sheegay koranto isagoona ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xanuunka la qeybsaday ganacsatadii hantidooda ku waayey dabkii xalay
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xanuunka la qeybsaday dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay dabkii xalay ka kacay goobaha ganacsi ee isgoyska...
Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo gaaray heshiis wax ku ool ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo ku saabsan geeddi socodka Deyn Cafinta iyo dib-u-eegista Wajiyada...
Imaaraadka Carabta oo ku dhawaaqday lacago kaalmo ah oo la siiyo dadka Soomaaliyeed
Wakaalada wararka ee WAM,aya sheegtay in madaxweynaha Imaaraatka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan uu amray in 35 milyan oo gargaar bini’aadanimo oo...
Guddoomiyaha Aqalka sare oo hambalyo iyo Salaanka ugu tagey Madaxweynaha JFS.
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa caawa hambalyo iyo salaan ugu tagay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan...
Dab ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaalla Isgooyska Banaadir.
Dab ayaa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho,iyadoo illaa iyo hadda aan la garaneyn sababta ka danbeysa dabka.khasaaraha...
R/W Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Abu Dhabi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb...
Imaaraadka Carabta oo amartay in Soomaaliya la siiyo 9.5 Milyan
Madaxweynaha Imaaraadka Carabta ayaa amar ku bixiyey in Soomaaliya lagu wareejiyo lacag dhan $9.5 Milyan oo dollar, taas oo loogu talagalay arrimaha bini’aadanimada iyo...
Madaxweynaha JFS oo madaxtooyada kula kulmay madaxweynihii hore ee Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Sidoo kale waxay ka wada hadleen...
Wasiirka Ganacsiga XFS oo Saxiixay Xeer Nidaamiyaha Labaad ee Sharciga Shirkadaha
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo ay welinayaan Agaasimaha guud Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, agaasime waaxeedyada iyo la-taliyeyaasha Wasaaradda,...










