Wasiir Beyle” Kabka miisaaniyadda waa furmayaa, wax dhibaato ah kama taagna,”
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo wareysi kooban siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada ee dowladaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hooygiisa ku booqday Madaxweynaha JFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo madaxweynaha JFS ayaa kulan gaar ah ku Yeeshay hoyga uu deggan yahay madaxweynaha...
Maxkamadda CQS oo xukun ku riday xubno Argagixisada Alshabaab ka tirsanaa.
Usaama Cabdi-Nuur Saciid, Cabbdi-Samad Cabbdullaahi Maxamed iyo Sakariye Axmed Cabdullaahi ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Alshabaab.
Usaama Cabdi-Nuur Saciid iyo Cabbdi-Samad Cabbdullaahi Maxamed waxa...
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay waqtiga imtixaanka midaysan ee fasalka 12aad
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Dalka ayaa lagu yiri:- Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay ardayda, waalidiinta, macallimiinta,...
Madaxweynaha dalka oo arrimaha dayn cafinta Soomaaliya kala hadlay Hey’adaha dhaqaala Adduunka
Waxa aan maanta soo gabagaboobay kulamadii Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hey’adaha dhaqaala Adduunka.
Kulankii ugu danbeeyay ee maanta oo Madaxweynaha...
Goorta ay dhacayso xil wareejinta Madaxweynaha Dalka oo la go’aamiyay
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan is-xogwaraysi ah...
Guddoonka Aqalka sare oo la kulmay Guddoonada Baarlamaanka Maamul Gobolleedyada
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehlinayeen Guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad ee Aqalka Sare ayaa xarunta Aqalka Sare kulan...
Ardayda Koonfur Galbeed oo u fariistay imtixaanka hahaadiga ah
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga sare oo ay...
Taliyaha cusub ee qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka oo maanta si rasmi ah...
Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa maanta si rasmi ah xilka Taliyaha ugula wareegey...
Guddoomiyaha Aqalka sare iyo safiirka Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed...










