Shirka Wadashatiga ee Wasiirrada Kalluumeysiga DF iyo Dowlaha Xubnaha ka ah oo qoddobo laga...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka ah dowladda Federaalka ayaa shir...
Kulan looga hadlay dardar gelinta Howlaha Golaha Shacabka
Kulanka Guud ee Xoghayaasha iyo Agaasimiyaasha Waaxyaha ee Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta ka dhacay xar Guddiyada ee Villa-Hargeysa.
Kulanka ayaa waxaa shir Guddoominayeyaha Guud...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Dadka Soomaaliyeed waa ay gaari doonaan guulo waa wayn haddii ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad...
Ra’iisul wasaare Xamse “Shuhadada dagaalka bilad sharaf weyn ayay ka heli doonaan Dowladda iyo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay shuhadadii ku shahiiday dagaalka dib-u-xoreynta, gaar ahaan...
Ciidamada xoogga dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab
Ciidamada xoogga dalka ayaa degaanka Moqo-kori ee gobolka Hiiraan ku dilay horjoogayaal ka tirsan nabad-diidka Al-shabaab oo baxsad ahaa.
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa...
Ciidamada DF oo deegaano cusub kala wareegay argagixisada
Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta argagixisada kala wareegay deegaanada Masjid Cali Gaduud iyo Buurdacaar oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay Boqorka dalka Luxembourg
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu soo dhoweeyay Aqalka Boqortooyada dalka Luxembourg waxa uuna la...
Kulan lagu xusayo halyeeyadii ku shahiiday dagaalka argagixisada oo ka socda tiyaatarka qaranka
Waxaa xarunta masraxa qaranka ee magaalada Muqdisho hadda ka socota munaasabad lagu xusayo halyeeyadii ku shahiiday dagaalka lagula jiro argagixisada Al-Shabaab, oo ay ugu...
Dabageed oo dardargelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada u tegay Maxaas
Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Socdaalka, madaxweyne ku-xigeenka oo ay...
Shir muhiim u ah Soomaaliya oo lagu soo xiray dalka Hindiya
Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodishe” iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu kamid yahay Taliyaha ciidanka Boliiska...










