Wararka Gudaha

Askarigii dilay wasiir Cabaas Siraaji oo xukun dil ah lagu fuliyay

0
Maxkamadda Ciidamada ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo hore u dilay Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Alle ha...

Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta oo laga soo saaray qaraaro muhiim...

0
Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta uga socday Magaalada Ifran ee Boqortooyada Marooko ayaa laga soo saaray qaraaro muhiim ah. Wasiirka Cadaalada iyo...

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFSayaa ka qayb-galay casumaad uu Guddoomiyaha degmada Kaxda Maxamed...

0
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka qayb-galay casumaad uu Guddoomiyaha degmada Kaxda Maxamed Yuusuf Maxamed u sameeyay...

dadkii ku dhaawacmay qaraxii Hotel Xayaat iyo Hoobiyaal lagu soo tuurey Muqdisho oo Caafimaad...

0
Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho oo maanta laga dhoofiyay qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Hotel Xayaat iyo Hoobiyaal...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daah Furay Qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaar Ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXA HAY’ADDA QAXOOTIGA ADDUUNKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta ayaa laga soo saaray qaraaro...

0
Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta uga socday Magaalada Ifran ee Boqortooyada Marooko ayaa laga soo saaray qaraaro muhiim ah. Wasiirka Cadaalada iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo Saraakiil kale oo gaaray degmada ceelberde

0
Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo wafdiga saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada  ceelberde,si ay uga qeybqaataan abaabulka ka socda degmada ceelberde ee la...

Ciidanka Dowladda iyo kuwo madani ah oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga Jowhar

0
Ciidanka Dowladda iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa kooxaha argagixisada kala wareegay deegaanno kamid ah Gobolka Sh/dhexe ee maamulka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Howlgalkaan oo ay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Dalka ku soo dhoweeyey Madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR)...

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho kusoo dhoweeyey madaxa hey’adda...