Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare Xamse “Waxaan billaabayna Kacdoon lagula dagaalamayo Musuq-maasuqa”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay...

Saciid Xuseen Raage oo ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Dowladda

0
Saciid Xuseen Raage oo ka tirsanaa Nabadoonadii la shaqeyn jiray Khawaarijta Al-shabaab ee aagga deegaanka Masaajid Cali-Gaduud illaa deegaanka Guulane ayaa maanta isku soo...

Wasiir Daa’uud Aweys” Dowladdu waxay diyaarisay qorshaha howlgalada iyo xasillinta goobaha la xoreeyay,”.

0
Muqdisho.(Wargeyska):- Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka warbixiyay howlgalada ka dhanka kooxda Khawaarijta ah ee ka socda gobollada dalka iyo...

Khawaarijta oo wayday xubin muhiim u ahayd(Warbixin).

0
Bishan waxay ahayd bil si weyn loo gumaaday Kooxda argagaxisada ah ee Khawaarijta, gaar ahaan Gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana Ciidamada Qalabka Sida, kuwa Deegaanada...

Xuska Maalinta Afka Carabiga(Warbixin)

0
Muqdisho: Afka Carabigu waa tiir ka mid ah dhaqamada kala duwanaanshaha aadanaha. Waa mid ka mid ah luqadaha looga hadlo adduunka oo dhan, oo...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta xukunno kala duwan ku riday koox loo haysto...

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday koox loo haysto argagixisanimo, waxay xubnaha la xukumay kawada shaqeeyeen dilal qorshaysan iyo...

Guddiga Khayraadka Qaranka Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Ugu Sarreeyo Wasaaradda Beeraha

0
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xafiiskood Aqalka Sare ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha iyo...

Faahfaahin ku Saabsan Diyaarad ku Burburtay Garoonka Caabudwaaq

0
Diyaarad kuwa sida joogtada ah qaadka Meerowga ah uga keena dalka kenya, ayaa maanta ku burburtay Garoonka Ku Meel Gaarka Ah ee Degmada Caabudwaaq. Sida...

Xoghayaha Aqalka Sere Oo Maanta La Wareegay Xilka

0
Gudoonka Golaha Aqalka Sare, ayaa Ka Qayb Galay Munaasabad ay Xilka Ku Kala Wareegayeen Xogayihii hore Aqalka Sare iyo Xogheyaha Magacaaban cusub. Munaasabadaan Xil Wareejinka,Ayaa...

Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Qaatay Abaalmarinta Shaqsiga

0
Shirkada Somalia Awards,Ayaa Xaflad ay qabatay Sanadkii labaad waxay abaalmarin siisay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay u garatay shaqi si...