Wararka Gudaha

GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR AYAA SHIR GUDOOMIYEY KULAN LOOGA HADLAAYEY MAALMAHA XORIYADA.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo ay Taariikhda ku began tahay (Isniin 20 June...

Al-Shabaab oo Xoog Kula wareegay Cisbitaalka Dagmada Ceelbuur kadib markii la seexiyay maleeshiyaad kusoo...

0
Kooxada argagixsada Al-Shabaab oo jab xooggan ka soo gaaray Baxdo ayaa si xoog ah kula wareegtay isbitaalka guud ee degmada Ceelbuur, halkaas oo ay...

Maamulka Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay ehelada dad loo heysto dil ka dhacay...

0
Maamulka Gobalka Mudug oo gacan ka helaya ciidamada nabad sugida iyo Booliiska gobalka Mudug oo maal-mahaanba waday dadaalo la xariira sidii gacanta loogu soo...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo gaaray degmada...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo wafdi uu hoggaaminyo ayaa goordhaw...

Argagixisada Al-Shabaab oo isbitaalka degmada Ceelbuur ka saaray bukaano lagu daaweynayay

0
Kooxada argagixsada Al-Shabaab oo jab xooggan ka soo gaaray dagaalkii Degmada Baxdo ayaa si xoog ah kula wareegtay isbitaalka guud ee degmada Ceelbuur,halkaas oo...

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Wakiilka cusub ee UNICEF ee...

0
:-Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan , ayaa xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay waraaqaha...

Madaxweynaha Dalka oo gaaray magaalada Abu Dhabi

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha oo...

Duqa Muqdisho oo faray maamulada degmooyinka inay u diyaar garoobaan maalmaha Xuriyadda Dalka

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa faray maamulada degmooyinka iyo dadweynaha caasimadda u diyaar garowga maalmaha xorriyadda.

Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji oo markii ugu horeysay ku-sime madaxweyne ka noqotay Soomaaliya

0
Markii ugu horeysay taariikhda dalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay haweeneydii  ugu horreysay ee ku sime madaxweyne noqota ka dib markii,...

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa kula kulmay Madaxda hey’adda I.O.M

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hey’adda I.O.M ee Soomaaliya, kulankaas...