Wararka Gudaha

Shirka dib u eegista siyaasada Qaran ee dhalinyarada oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

0
Gunaanadka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta u aheyd maalintiisii labaad ayay ka qayb galeen hablo loo soo xulay...

Madaxweyne Deni oo goob joog ka noqday heshiis ku kacaya $7.4 Million oo ay...

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka ahaa heshiis dayactir ah wadooyinka Puntland lagu sameynayo, kaas oo ku kacaya $7.4...

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Gaaray Caabudwaaq

0
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud oo si weyn loogu...

Dowladda oo faafaahin ka bixisay duqeyntii maanta Dhagar-qabayaasha Alshabaab lala beegsaday.

0
Dhuusamareeb - Dowladda Soomaaliya ayaa faafaahisay duqeyn maanta lala beegsaday Kooxda Argagixisada Alshabaab. War-saxaafadeed ay dowladdu soo saartay ayaa lagu faafaahiyay sida loo beegsaday Argagixisada...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka oo Xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha gobolka Banaadir

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo xafiiskiisa ku qabtay  Shir looga hadlayay dhismaha Wadada Jaziira oo ka tirsan Degmada Wadajir,shirkan ayaa waxa ka qayb galay...

Duqeyn lala beegsaday dhagar-qabayaasha Alshabaab

0
Dagaal iyo duqayn dhanka cirka ayaa ka socota saldhig kale oo kooxda argagixisada Shabaab ay ku lahaayeen aagga u dhexeeeya Qaycad iyo Xarardheere, ayadoo...

Midowga musharaxiinta Haweenka Soomaaliyeed oo ku baaqay in la ilaaliyo qoondada Haweenka ee 30%

0
Shir ay isugu yimaadeen midowga musharaxiinta Gabdhaha Soomaaliyeed ayaa lagu ammaanay hoggaaminta hufan ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu u wajahayo hanaanka qabsoomida...

Guddiga Hirgalinta doorashaa heer Federaal oo la kulmay Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

0
Guddiga Hirgalinta Doorashadda Heer Federaal oo uu Hogaaminayo Gudoomiye Guddiga Maxamed Xasan Cirro, ayaa caawa la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu dhawaan...

War-murtiyeed: Baaqa Xaaladaha Bini-aadanimo ee Soomaaliya

0
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac aad u xooggan waxay ka muujisay xaaladda bini-aadanimo ee Soomaaliya oo aad isku soo...

Jadwalka doorashada Aqalka sare ee K/galbeed oo la shaaciyay

0
Iyadoo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uu shaaciyay Liiska xubnaha u tartamaya Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadana...