Wararka Gudaha

Ra’iisal wasaare Xamsa oo faray wasiirada in sida ugu dhaqsaha badan loo dhammeystiro shuruucda...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda...

Howlgalo lagu baadi goobayo haraadiga argagixisada oo laga sameeyay gobolka Mudug

0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa maanta howlgalo lagu baadi goobaayo haraadiga maleeshiyaadka Al-shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug. Ciidamada ayaa gudaha u galay...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxa hey’adda TIS-3 ee Soomaaliya+Sawirro

0
Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa hey’adda TIS-3 ee Soomaaliya...

Qaramada midoobay oo warbixin kasoo saaratay Dagaalka Ukraine iyo Ruushka

0
Guddida barista ee Qaramada midoobay u xil saaratay barista dambiyadda dagaal ee dhacay intii uu socday dagaalka Ruushka iyo Ukraine ayaa soo saara warbixin...

Dhaliyarada gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay halganka isku dhafka ah ee dalka...

0
Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay in ay gurmad raashiin ah gaarsiiyaan ciidamada deegaanka ee ku sugan magaalada Qeydaro ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ku...

Dhallinyarada Gobolka Mudug oo garab istaag u muujiyay halganka isku dhafka ah ee dalka...

0
Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay in ay gurmad raashiin ah gaarsiiyaan ciidamada deegaanka ee ku sugan magaalada Qeydaro ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ku...

Xukuumadda Dan-qaran oo xoogeeda isugu geysay in cadowga laga sifeeyo dalka lana dhiiri-geliyo kacdoonka...

0
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda amniga dalka, gaar ahaan howlgalada iyo duulaanka ka dhanka maleeshiyada Al-shabaab ee ka socda...

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo la kulmay Xoghayaha Qaramada Midoobey

0
New York- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka...

Madaxweyne Xasan Sheikh iyo dhiggiisa dalka Suudaan oo New York ku kulmay

0
New York- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York, Hoggaamiyaha Golaha Sare ee dalka Suudaan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo New-York kula kulmay Xoghayaha Fulinta ee IGAD

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Qaramada Midoobay ee new Yorka kula kulmay Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD...