Wararka Gudaha

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gargaarka oo deeq-bixiyeyaasha Caalamka ku boorriyey in ay deg-deg...

0
Ergayga Madaxweynaha Soomaaliyeed ee Arrimaha Gargaarka Bani’danimda Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kulan la qaatay deeq-bixiyeyaasha Caalamka ayaa  ku boorriyey in ay deg-deg uga jawaabaan gurmadka...

Wasiirka Beeraha ee XFS oo kulan wadatashi ah oo la xiriira Horumarinta wax soo...

0
Shirkaan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa Waxaa lagu casuumay xubno horey Madax uga soo noqotay Wasaarada, Aqoonyahano iyo xeel-dheerayaal ku takhasuusay...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la Kulmay Madaxweynaha Masar

0
qaahira- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wasiirada Warbaahinta Carabta ayaa maanta Madaxtooyada Masar kulla kulmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York Boqorka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla...

Ra’iisul wasaare Xamse oo xarigga ka jaray adeegga duulista hawadda ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya oo horumarin lagu sameeyay, lana gaarsiiyay...

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga ee XFS oo kulan la yeeshay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Shiinaha ee...

Ciidanka Dowladda oo qasaaro xooggan gaarsiiyay Argigixisada Al-shabaab

0
Dagaal xoogan oo qasaaro lagu gaarsiiyay Maleeshiyaadka Argagaxisada Al shabaab ayaa ka dhacay dhinaca galbeed ee deegaanka Booco ee gobolka Hiiraan. Dagaalkaan ayaa waxaa uu...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Bar ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed al-Saciid Axmed al-Baz. Ra’iisul Wasaaraha...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska ee gobolka Shabeelaha...

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)  iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska...

Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo Guddoomiyey Shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed.

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Amniga Dowladda Koonfur Galbeed. Shirka oo ay ka qeybgaleen...