Wararka Gudaha

MEHRADAHA GANACSIGA DUMARKA OO DOORKOODU MUUQDO

0
warshadaha laga dareemay hoos u dhac weyn covid19 saaameentiisu ayaa nasiib daradu waxaa ku habsatay badiyaa dalalka horumaray oo waxsoo saarkooda dunidu kasiman tahay...

GANACSIGA KU DHISAN ISKAASHIGA IYO SAAMIYADA EE SOOMAALIDA

0
Tan iyo markii dalka ay ka dhaceen dagaaladu dalka somaaliya ee ay burburtay dowladdii dhexe waxaa dalka aad uga hirgalay ganacasi ku dhisan iskaaashi...

FAA’IIDO NOOCEE AH AYUU INOO LEEYAHAY MOOSKA.

0
Dalka Soomaaliya waa dal uu Alle (SWT)  ku manaystay nicmooyin badan oo nolosha Soomaaliya badan ay ku tiirsan yihiin. Waxaad arkaysaa dhaqaalaha Soomaaliya in uu...

Wasiirkii gaashaandhiga Holand oo is casishay

0
Wasiirka Gaashaandhigga dalka Holland Ank Bijleveld, ayaa is casishay ka dib markii koox Afgaanistaan ay kasoo daad-gurayn rabtay qabsadeen kooxda Taaliban,waxa sidoo kale hore...

XANUUNNADA DHIMIRKA KU DHACA OO SII KORDHAYA

0
Gabi ahan Soomaaliya waxa ku soo badanayo dadka maskaxiyan u xanuunsan, Xanuunkaas oo si fudud ku bilowda ka dibna u gudba in uu qofku...

DHOWRISTA DEGAANKA WAA MID LOO BAAHAN YAHAY

0
Marka la eego sida loogu baahan yahay dhowrista degaanka iyo dhirta waa mid uusan ka maarmin noolaha oo dhan oo ku tiirsan dhirta . Waxtarka...

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo ka hadlay cabasho ka timid kursi ka mid ah Aqalka...

0
Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay cabasho ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah musharaxiinta ku tartameyasa kursiga Aqalka sare ee sumadiisu tahay...

Mareykanka oo qirtay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Kabul ay carruur ku laayeen

0
Duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen magaalada Kabul bishii hore ayaa lagu dilay ilaa 10 qof oo rayid ah, oo ay ku...

Shiinaha oo ka digay faragelin shisheeye.

0
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka digay faragelinta ciidamada shisheeye ee gobolka, iyada oo Australia ay iska fogeysay cadhada sii kordheysa ee Beijing ,taas...

Mareykanka oo Sheegay in Wadahadalada Vienna ay sii socon doonaan.

0
Kadib muddo uu  hakad ku jiray wada xaajoodkii Nukliyeerka ee bishii Abriil ee la soo dhaafay ka billowday Vienna una dhexeeya Iiraan, qaar kamid...