Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo meel marisay Qodobo muhiim u ah Isgaarsiinta dalka
Kulankii 11aad ee Hay’adda Maamulka (Board of Directors) ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayay arimo...
Ra’iisul wasaaraha JFS oo khadka Taleefanka kula xariiray Mas’uuliyiinta hoggaaminayo Kacdoonka Shacabka ee ka...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si toos ah Khadka Taleefanka kula hadlay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Hoggaaminaya Kacdoonka Argagaxisada Looga Xoreynayo Dalka...
Ra’iisul wasaaraha JFS oo bogaadiyay howlgallada lagu baacsanayo argagixisada
Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa bogaadiyay Howlgalada ka soconaya qeybo ka mid ah dalka.
Qoraal uu Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre soo dhigay boggiisa Facebook ayuu...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo qaabilay wafdi ka socda Save the Children
Ra’isul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka socda Hay’adda Bedbaadada Carruurta ee Save The Children oo uu...
Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed oo deeq gaarsiisay deegaano ka tirsan Hiiraan iyo...
Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gurmad degdeg ah u dirtay ku dhawaad 1,400 oo qoys oo ku dhibaateysan deegaanno ka tirsan...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay James Swan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Howl-wadeeno ka socda wasaaradda qorsheynta XFS oo safar aqoon kororsi ah ku soo qaatay...
Hawl-wadeenno ka socda wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa safar aqoon kororsi ah shan cisho ah ku soo qaatay magaalada Kampala ee Dalka...
Howl-wadeeno ka socda wasaaradda qorsheynta XFS oo safar aqoon kororsi ah ku soo qaatay...
Hawl-wadeenno ka socda wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa safar aqoon kororsi ah shan cisho ah ku soo qaatay magaalada Kampala ee Dalka...
Awoodda shacabka waa dariiqa kaliya ee lagu gaaro guusha
Waxaa nasiib darro ah in koox dad ah oo sheeganaya magac islaam ay ka shaqeeyaan falal lid ku ah shacbiga oo lagu baabi’inayo nolosha...
Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa saakay kooxaha argagixisada kala wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada fara...










