Wararka Gudaha

Ciidanka Dowladda oo Howlgallo ka sameeyay degaanno ka tirsan Degmadda Waajid Ee Gobolka Bakool

0
Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 260-aad, guutada 9aad ee qeybta 60-aad, ayaa Maanta Howlgalo ka sameeyey Deegaanno hoos yimaada Degmadda Waajid Ee Gobolka...

-Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 260-aad, guutada 9aad ee qeybta 60-aad, ayaa Maanta...

0
-Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 260-aad, guutada 9aad ee qeybta 60-aad, ayaa Maanta Howlgalo ka sameeyey Deegaanno hoos yimaada Degmadda Waajid Ee Gobolka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxa Hey’adda TIKA oo Dhagax dhigay Warshad Wax soo saar...

0
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Madaxa Hey’adda TIKA ee dalka Turkia Mr. Ilhami Turus ayaa maanta...

MIRO-DHALKA SOCDAALKA MADAXWEYNAHA EE MARAYKANKA

0
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu ka qeyb Meertada 77-aad ee Golaha loo...

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Baay

0
Ciidamada xogga dalka iyo  kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Argagaixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula Jadiid, Mataani, Uusli iyo...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineeysa Dhalinyaro ku xirnaa dalka dibadiisa

0
-Dowladda Soomaaliya ayaa 27 bishan oo bari ku beegan Dalka Dib ugu Soo Celineeysa ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib uga baxay dalkooda. Dhallinyaradaan oo...

Ciidanka xoogga dalka oo dilay 30-ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab

0
-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiramaan Yuusuf Cadasla ayaa sheegay in Al-shabaab Afar weerar oo ay soo qaadeen degaanka “Dhisaqa: oo shalay laga...

Ciidanka xoogga dalka oo deeq rashiin ah gaarsiiya degaanada laga xoreeyay Argagixisada

0
-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha lagula dagaalayo argigixisada Al-shabaab ayaa haya howlo qaran oo taariikhi ah iyaga oo gacanna garab ku...

Shan iyo toban deegaan oo Argagixisada Alshabaab lagala wareegay

0
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgaladii ugu dambeeyay ku dilay 30 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, waxaana laga xoreeyey ku dhowaad 15 deegaan...

Wasiirka maaliyadda oo kulamo kala duwan la qaatay safiirrada Turkiga iyo Mareykanka

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta kulamo la kala qaatay Safiirada dalalka Mareykanka iyo Turkiga. Wasiirka ayaa kala hadlay safiiradii uu...