Wararka Gudaha

Wasiir ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Indonesia u jooga Soomaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa kulan la qaatay Danjiraha cusub ee dawladda Indonesia ay u soo magacowday Soomaaliya...

RW Rooble iyo madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka shiray doorashada dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu...

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir oo Xarigga ka jaray Xarunta Maxkamadda Boondheere

0
Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir Garyaqaan Maxamed Axmed Cismaan Baari, oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Cabdi khadar Maxamed Xasan ayaa Xariga ka...

Wasiiradda Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kuwait oo kawada hadlay xiriirka labada dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamaiga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay dhiggiisa dalka Kuwait...

Taliska Booliska Gobalka Bari oo kulan ka yeeshay Amniga Magaalada Boosaaso

0
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa kulan looga hadlayay amniga la qaatay Taliyeyaaasha Saldhigyada iyo Gudoomiyaasha u xil saaran Amaanka...

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey meertada 76-aad ee golaha guud ee QM

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kaga hadlay Geeddi...

Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey

0
Guddiga doorashada kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, taas oo lagu wado inay bilaabato...

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Uganda

0
Kampala- Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob L. Oulanyah, iyagoo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleed Koonfur galbeed Soomaaliya

0
Baydhabo- Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhow u magacaabay Mudane Aadan mukhtaar suuriye xeer ilaaliyaha duud ee...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo guddoomiyey shirka guddiga maamul wanaaga ee maaliyadda (FGC)

0
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka billaha ah ee guddiga maamul wanaagga Maaliyadda oo...