Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho
Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shikadda gaar loo leeyahay kana...
Tahriibayaal ku xayirnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibayaal ah oo muddo ku xirnaa dalka Liibiya.
Dhalinyaradaan oo gaaraya 97-qof ayaa waxaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga ee Dowladda Talyaaniga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga ee Dowladda Talyaaniga Mudane...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo bilaabay in ay Gobolada dalka u kala diraan...
Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan gaarsiiyey diyaaradii ugu horreysay oo...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Degmada Buurdhubo iyo maamulka Degmada oo kulan yeeshay
Kulan ay isugu yimaadeen Saraakiisha Ururka 48-Aad Guutadda 10-Aad Iyo Maamulka Degmada Buurdhuubo Ayaa Ka Dhacay Taliska Ururka 48-Aad ee Buurdhuubo, Taliyaha Ururka Cabdiraxmaan...
Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid noqday golaha Wasiirrada dalka Tanzania
Madaxweynaha Tanzania ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada,wasiirada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Tanzania ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Maxamed Baashe oo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay askari horay dil u...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulasay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof shacab ah ku dilay degmada...
Xamse Warfaa oo xil sare looga magacaabay Mareykanka
Wasaaradda Shaqada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Minnesota (DEED), ayaa sheegtay in Xamse Warfaa, ku xigeenka DEED, loo magacabay xilka Amniga rayidka, Dimuqraadiyadda, iyo Xuquuqul...
Madaxweyne Farmaajo Oo Bogaadiyay Qodobada ay Go’aamiyeen Golaha Wadatashiga Qaran ee uu hoggaaminayay Ra’iisul...
Madaxweynaha Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka...
Hor-jooge ka tirsan Argagixisadda Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya
Hor-jooge sare oo ka tirsan kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya.
Hor-joogahan oo lagu magacaabo Aadan Guurow Isaaq oo muddo...










